WADANKII LIXAAD OO ISKA DIIDAY MADAXTINIMADDA WAREEGTA EE JAAMICADDA CARABTA.

JAAMICADDA.jpg

Tan iyo makii qaar ka mida dawladaha carabta una badan wadamadda dhaca khaliijka(UAE,Baxrayn) eey yuhuuda la sameesteen xiriir caadi ah ayaa waxaa bilaabatay in laga horyimaado arrintaas waxaane taas ka dhalatay in wadamadda qaarkood kana tirsan Jaamicadda Carabta iska diidaan ineey wax xil ah ka qabtaan gudaha Jaamicadda Carabta sida xilka madaxweynaha oo banaan ilaa iyo hadda waxaane xilkaan shalay oo arbaca ahayd kuna beegneed 7/10/2020-ka iska diiday dalka Liibiya waxaane xilkaas horay u diiday ineey qabtaan dalalka kala ah(Falastiin,Qadar,Kuweyt,Libnaan iyo Jasiiradaha Komoros),waxaane jiro qoraalo la yaab leh oo laga sameeyey Jaamicadda Carbta tan iyo markii eey dalal carab ah eey israa’iil la sameesteen xiriir caadi sida “ xarunta jaamicadda carabta ee ku taalo magaaladda Qaahira haloo bedelo meel lagu qabto xafladaha arooska”, “ jaamicadda carabta waa dhimatay ee hala duugo,madaxweynane halooga dhigo israa’iil”.

HALKAAN KA AKHRISO WARKA OO DHAN.

Previous
Previous

($ 3.2)-milyan waa qiimaha xildhibaanka reer Masar bixinaayo.

Next
Next

Samafalayaal lagu weeraray dalka K/suudan.