($ 3.2)-milyan waa qiimaha xildhibaanka reer Masar bixinaayo.

Egyptian-Parliament.jpg

Sida uu qoray wargayska Middle East Monitor(MEM),xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Masar lana yiraahdo Mortada Mansuur ayaa sheegay in sicirka lagu noqon karo xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Masar uu yahay 50-kun Gini oo ah lacagta dalka Masar una dhiganta($3.2)-milayn pp doolarka maraykanka ah. Video si qarsoodi ah loo helay uuna ka dhex muuqday gudoomiyaha naadiga kubadda cagta ee Al-Zamalik ee dalkaas Masar oo dhaayo”Aniga ma bixinaayo 50-milyan oo Gini oo dhiiga shacabka ah si aan magacayga ugu daro liiska xildhibaandda dalka Masar”. Tani waxa eey xusuus u tahay shacabka soomaaliyeed oo magacooda lagu fadhiisto kursiga hadane aan waxba loo qaban,kuwii sidaas sameeyey ayaa hadana raba ineey soo laabtaan ayagoo aaminsan in lacagtu shaqeynayso.

HALKAAN KA AKHRISO WARKA OO DHAN.

Previous
Previous

Liibaan C/laahi oo la afduubtay.

Next
Next

WADANKII LIXAAD OO ISKA DIIDAY MADAXTINIMADDA WAREEGTA EE JAAMICADDA CARABTA.