YURUB OO DHAQAALE U URURINAYSA…
(SAWIRKA)-CALANKA MIDAWGA YURUB.
(GENEVA)-Dalka Biljam caasimadiisa Brussels ayaa waxaa ka dhacay shirkii todobaad oo lagu taageraaayomustaqbalka dalka Suuriya iyo in kor looqaado wax u u ururinta gobolkana isagana kor loo qaadolana gaarsiiyo (9.6)-Yuuro una dhiganto 10.5-Bilyan oo doolarka Maraykanka ahshalay oo Khamiis ahayd(15/6/23)-ka,dhaqaalahaan la ururinaayo aay si gaar ah loogu taageeraa qaxootiga reer Suriya iyo bulshada soo dhaweysay.
ISHA WARKA AA.