PUNTLAND: SIYASIYIIN WAR SOO SAARAY.

(SAWIRKA)-MADAXWEYNE DENI.

(SOMALIA)-Maamuka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa shalay waxaa ka furmay kalfadhigii ugu dambeeyey ee baarlamaanka maamulkaasi leeyahay,kalfadhiga ayaa waxaa furay Madaxweynaha maamulkaas Md.Siciid Cabdullaahi Deni waxa uuna sheegay in maamulka Puntland uu u jihaystay sidii shacabka maamulkasi ey u soo dooran lahaayeen Madaxdooda sida Xildhibaanada iyo Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa,waxaane bishii la soo dhaafay maamulkasi ka dhacday doorashooyin degaanka walaw meelaha qaar eysan ka dicin doorashadaasi sida Gobolka Nugaal ey caasimadiisu tahay Garawe. Siyaasiyiinta diidan nidaamka uu wado Md.Deni ayaa maanta waxa ey soo saareen Warmurtiyeed ey kaga hadlayaan siyaayadda maamulka Puntland,siyaasiyinta ayaa warkooda ku sheegay in Md.Deni doonaayo inuu kororsado muddo xileedkiisa taasine ey tahay mid aan la aqbali kareyn.

ISHA WARKA CAASIMADDA.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

YURUB OO DHAQAALE U URURINAYSA…

Next
Next

DHAQAALE XUMI SOO WAJAHDAY XAFIISKA…