YAA KU LUG LEH DAGAALKA DALKA SUDAN?
SAWIRKA MAGAALADDA KHARTUUM OO GUBANAYSA.
(SUDAN)-Dagaalka dalka Sudan ee soo bilaawday bishii Abril-2023-ka ayaa hadda u muuqdo mid u xuub siibanaayo dagaal sokeey ey kala hogaaminayaan laba hogaamiye kooxeed oo kala ah Burhani iyo Xumaydeyt,dagaalkan ayaa la rumaysan yahay ineey jiraan gacmo shisheeye oo ku lug leh sii socodkiisa si ey uga gaaraan danahooda gaarka ah ey ka leeyihiin gudaha dalka Sudan. Dalka Libiya oo deris la ah dalka Sudan ayaa isagane ey ka taagan tahay mushkilad la mid tan hadda ka taagan dalka Sudan weline aan xal kama dambaysa ah aan laga gaarin,hadaba Wargayska ka soo baxa London ee Middle East Eye ayaa wax ka qoray arrinta dagaalka Sudan ka socdo iyo cidda danta ka leh inuu sii socdo dagaalka.
ISHA WARKA MEE.