MEGTA ASKARTA UGANDHA OO LA SHEEGAY.

MW-MUSEVENI.

(KAMPALA)-Madaxweyne Yoweri Museveni ayaa sheegay in ciidamadda dalka Ugandha ee lagu dilay weerarkii ka dhacay Buulo-Mareer ey tiradoodu ahayd 54-ta askeri ka dib markii ey kooxda Alshabaab ey cagta marisay saldhigooda 26/5/23-ka ayaa la qorhseynayaa in meydadkooda la keeno dalka. Meydadka askerta reer Ugandha oo Alshabaab dishay todobaad ka hor gudaha dalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in dib loogu soo celiyo dalkooda hooyo todobadaadkan,mana la sheegin maalinta la keeni doono,ehelka askarta la dilay ee reer Ugandha ayaa magdhaw waxa ey u heli doonaan $50,000-doolarka Maraykanka ah una dhiganto Shs.185-milyan oo shilinka Ugandha ah.

ISHA WARKA MONITOR.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

YAA KU LUG LEH DAGAALKA DALKA SUDAN?

Next
Next

UGANDHA OO WELI BIXIN FAAHFAAHIN.