UGANDHA OO WELI BIXIN FAAHFAAHIN.
SAWIRKA SARKAAL KA MIDA KUWI LAGU DILAY B/MAREER.
(UGANDA)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa sida ey maleeshiyaadka kooxda Alshabaab ey cagta u mariyeen saldhiga Buulo-Mareer ee ciidamadda Atmis kana socday dalka Ugandha,weerarka ayaa waxaa lagu dilay askar waxaane kuwa kale loo qabsaday maxaabiis dagaal,weline lama haayo wax faafaahin ah kuna saabsan saldhiga la weeraray todobaad ka dib. Maalintii Sabtida ee ina soo dhaaftay ayuu Madaxweyne Museveni ahne taliyaha guud ee ciidamada dalka Uganda(UPDF) sheegay in weerarka B/mareer ey Ugandha uga dhinteen 54-askeri iyo laba taliye kuwaso darajadoodu ahayd Gaashaanleyaal weline lama yaqaano sababta keentay in ciidamadda ey isaga soo baxaan saldhigooda halkii laga rabay iney dgaaalamaan.
ISHA WARKA DAILY MONITOR.