XUTIYIINTA OO GUUL KU SHEEGAY KULANKII…
(SAWIRKA)-WAFDIGII XUTIYIINTA OO LA KULMAY MADAXDA SACUUDIGA.
(RIYAD)-Wararka ka imaanayo dalka Yeman ayaa sheegaayo in kooxda Xutiyiinta ee dalka Yeman ayaa caawa oo Arbaca ah(20/9/23)-ka maalin uun ka dib markii uu wafdi Xuutiyiinta ka socdo uu ka soo laabtay wada hadaladii ka dhacay caasimadda Sacuudia ee Riyad eyna gaareen caasimadda Yeman ee Sanca,waxa eyna Xutiyiintu sheegeen in wada hadaladii Riyad ey ku soo dhammaadeen guul waxaa kaloo ey sheegeen Xutiyiintu iney diyaar u yihiin daaweynta cabsida ey qabto dawladda Sacuudiga. Mahad Mashaadh oo ah madaxa siyaasadda Xutiyiinta ayaa yiri”Waxa aan aadnay wafdigayna wada hadaladii aan la lahayn hogaanka dalka Sacuudiga,waa baaq la hubo inuu yahay guul,waane mid aan soo dhaweyneyno in la hirgeliyo”.
ISHA/ARAB.