XIL WAREEJIN KA DHACDAY MADAXTOOYADA SOMALIA.

(SAWIRKA)-HAWL WADEENADA MADAXTOOYADA JFS.

(MUQDISHO)-Xarunta Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ka dhacay xilwareejin ey xilka kula kala wareegaayeen laba Agaasime. Dr.Xuseen Sheekh Maxamuud oo horay u ahaay Agasimaha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ka dib markii uu iska casilay xilkaas ayaa maanta waxa uu xilkii Agaasimenimo ku wareejiyey Agaasimaha cusub C/xakiim Yuusuf Maxamed, Dr.Xuseen Sheekh Maxamuud oo goobta ka hadlay ayaa aad ugu mahad celiyey Madaxweynaha JFS Md.Dr.Xasan Sheekh Maxamuud iyo hawlwadeenada Madaxtooyada.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

PUTIN OO KHAARIJYEY YEVGENY PRIGOZHIN.

Next
Next

PUNTLAND OO DHACDAY HANTI DADWEYNE.