PUTIN OO KHAARIJYEY YEVGENY PRIGOZHIN.
(SAWIRKA)-YEVGENY PRIGOZHIN OO LA DILAY MAANTA.
(MOSCOW)-War deg deg ah oo ka yimid dalka Ruushka ayaa sheegaayo in diyaarad ku burburtay dalkaasi Ruushka uu saaranaay hogaamiyihii kooxda calosshooda u shaqeysata ee Wagner Yevgeny Prigozhin uuna halkaasi ku dhintay. Wakaaladaha wararka caalamka ayaa soo tebinaayo in hogaamiyaha Wagner la shirqoolay sidaasne lagu dilay maanta oo Arbaca ah(23/8/23)-ka.
ISHA/VOA.