YAA KU GUULAYSAN DOONO KOOBKA KUBADDA KOLAYGA -2023-KA?

(SAWIRKA)-ISKU AADKA KOOBKA ADDUUNKA EE KUBADDA KOLAYGA.

(ANKARA)-Tartanka koobka kubadda kolayga adduunka ee sannadka 2023-ka(FIBA) ayaa waxaa lagu qaban doonaa dalalka Filibiin,Jabaan iyo Indonisiya,tartankaan ayaa waxaa ka qeybgeli doono 32-kooxood waxaane lagu wadaa in tartanka sannadkan 2023-ka uu si xaamsad leh u bilaaban doono maalinta berri ah oo Jimca ah(25/8/23)-ka. Dalalka ku metelaayo Qaaradda Afrika tartanka sannadkan-2023-KA ayaa kala ah”ANGOLO,SOUTH SUDAN,EGYPT IYO CAPE VERDE”kooxaha ka soo baxa tartankaan ayaa waxa ey ka qeybgeli doonaan cayaaraha OLYMPIC. Qaaradaha Afrika,Asiya iyo Oceania ayaa loo ogol yahay kaliyah iney Olympic ku metelaan min hal koox.

ISHA/SM-MEDIA.

Previous
Previous

ILAALADA XUDUUDA SACUUDIGA OO TOOGATA…

Next
Next

PUTIN OO KHAARIJYEY YEVGENY PRIGOZHIN.