XALIIMA AADAN OO HESHIIS LA GASHAY SHIRKADDA MODENISA.

614474de4e3fe11de01f7315.jpeg

(ISTAMBUUL):Xaliima Aadan waa gabar Soomaali-Ameerikaan ah kuna caan baxday samaynta dicaayadaha dharka,Xaliimo ayaa dicaayadaynta dharka ka maqneed muddo dhan seddex sano waxa eeyna hadda Xaliimo ku sugan tahay dalka Turkiga gaar ahaan magaaladda soomalidu jeceshahay ee Istambuul waxa eeyna halkaas heshiis laba sano ah Xaliimo kula saxiixatay shirkad Turki ah oo iibiso dharka waxaane shirkadaas la yiraahdaa”MODANISA”. XIGASHO HURRIYET.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

NIN ASALKIISU YAHAY URDUN OO LOO MAGACAABAY…

Next
Next

SEDDEX QARAX OO MATAANA AH OO RUXAY AFGAANISTAAN.