XABAALO WADAREED LAGA HELAY….
GOOBTII LAGA HELAY XABAALO WADAREEDKA.
(KIGALI)-Ciidamadda Nabad Ilaalinta Qaramada Midoobay ee ku suagan dalka Jamhuuriyadda Dimuqaraadiga Koongo ayaa soo helay Xabaalo Wadareed lagu aasay dad gaaraayo 42-qofood oo wada shacab ah,sidaas waxaa shalay oo Arbaca ahayd sheegay afhayeenka Qaramada Midoobay. Dadka Dhibanayaasha ah ayaa waxaa ka mid ah 12-qofood oo Dumar ah iyo lix caruur ah,Xabaalahaan ayaa laga helay Tuulada Nyamamba ee gobolka Ituri goblkaan ayaa 30-kiilimitir bariga kaga beegan caasimaadda gobolka ee Bunia marka loo fiiriyo hadalka uu yiri ku xigeenka afhayeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe Antonia Guterres waa Mr.Farhan.
ISHA WARKA AA.