RUUSHKA OO XIRAY MAWAADIN….

RUUSHKA.

(MOSCOW)-Ciidamadda amaanka dalka RUUshka(FSB) ayaa maanta oo Khamiis ah sheegay iney xireen mawaadin u dhashay dalka Maraykanka kaaso ku eedeysan basaasnim. “Ninkaan Maraykanka ah ee lagu tuhmaayo inuu ku hawlanaay Basaasnimo,ninkaan ayaa la soo qabtay isaga oo ururinaayo sir ku saabsan Bayolojiga”sidaas waxaa laga soo xigtay madaxa amniga Ruushka waxaane warkaan lagu daabacay bogga ey leeyihiin hayadaha amniga ee dalkaasi Ruushka,mana jirto wax faafaahin ah oo intaa dhaafsan oo laga bixiyey mawaadinkan Maraykanka ah.

ISHA WARKA AA.

HALKAAN KA SII AKHRI

Previous
Previous

XABAALO WADAREED LAGA HELAY….

Next
Next

GAROONKA WILSON-KENYA OO XABSIGA U….