SHIL KA DHACAY DALKA SENIGAL.

SHIL BAABUUR.

(SENIGAL)-Shil baabuur oo u dhexeeyo baabuur xamuulka qaado iyo Bus ayaa waxa uu ka dhacay waqooyiga dalka Senigal,shilkaan ayaa waxaa ku dhintay dad gaaraayo 22-qofood sida ey sheegeen hayadaha deb demiska dalka Senigal, Shilkaan ayaa dhacay todobaad ka dib markii ey isku dheceen laba Bus eyna ku dhinteen dad dhan 40-qofood. Shilkaan dhacay maalintii Isniin ayaa waxaa ku dhaawacmay dad gaaraayo ilaa 20-qofood waxa uuna shilka ka dhacay meel u dhaw Sakal ee gobolka Louge,sidaas waxaa Wakaaladda Wararka AP u sheegay Korneel Papa Ange oo ah madaxa deb demiska dalka Senigal.

ISHA WARKA GUARDIAN.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DAGAAL KA DHACAY DEGAANKA GALCAD.

Next
Next

XABAALO WADAREED LAGA HELAY….