DAGAAL KA DHACAY DEGAANKA GALCAD.
WAR SAXAAFADEEDKII WASAARADDA WARFAAFINTA JFS.
(GALCAD)-Kooxda Khawaarijta ee Alshabaab ayaa saakay waaberigii waxa ey weerar ku bilawday Qaraxyo ku soo qaadeen saldhig ey deganayeeny CXDS kuna yiilay degaanka Galcad kana tirsan Gobolka G/Gaduud ee maamulka G/Mudug,weerarkaan ey soo qaadeen Khawaarijta ayey si aad ah ugu jabeen waxaane looga dilay maleeshiyaad gaaraayo ilaa 200-Maleeshiyo waxa eyna goobta uga carareen dhaawacoodii. War Saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta JFS ayaa lagu sheegay in Khawaarijta weerarkii saakay lagu gaarsiiyey Jab aad u xoogan.
ISHA WARKA C/ONLINE.