MW-XASAN SHEEKH OO KA HADLAY WEERARKII…

MW-XASAN SHEEKH.

(BAYDHABO)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliy Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda ku sugan degmada Baydhabo ee maamulka KGS ayaa waxa uu ka hadlay weerarkii ey Khawaarijtu ku soo qaaday fariisinka CXDS ku lahaayeen Galcad ee gobolka G/Gaduud. Madaxweynaha ayaa marka waxa uu ka tacsiyeeyey geeridii ku timid G/le.Tuure oo ka tirsanaay CXDS iyo dhammaan askertii kula dhimatay weerarkaas.

ISHA WARKA C/ONLINE.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

MASUULIYIIN HORE IYO SIYAASIYIIN KA FALCELIYEY GEERIDII…

Next
Next

DAGAAL KA DHACAY DEGAANKA GALCAD.