XAAALADDA ITOOBIYA OO LAGA DAYRINAAYO.
SHEEKH CADE C/WELI IYO MAXAMED HABANE(HUNO).
(ADDIS ABABA)-Dalka Itoobiya waxaa degan qowmiyada kala duwan kala af ah kalana diin ah,qawmiyadahaas waxaa ka dhexeeyo Dawladda Federaalka Itoobiya oo dalku waa Dimuqaraadi ah balse hadda u muuqdo inuu yahay mid ka sii dhacaayo gabi dheer waayo RW-Abiy Axmed ayaa awoodi kara la’a inuu isku haayo dhammaan goboladda dalka Itoobiya,dhibka ugu xun waxa uu hadda ka taagan yahay gobolka Oromada ee uu ka soo jeedo RW-Abiy Axmed,hadaba arrintaan ka jirta gobolo badan oo Itoobiya ah ayaa waxa eey soo gaartay gobolka Soomaalidu degto waxaane dhacday in booliska DDS-ta uu xiray dad fara badan ayna ku jiraan hogaamiyeyaal diimeed sida Sheekh Cade C/weli iyo nin u dhaqdhaqaaq arrimaha DDS-ta Maxamed Habane(Huno) xariga ragaan ayaa lala xiriirinayaa in lagu tuhmay ineey diyaarinayaan banaanbax looga soo horjeedo xisbiga PP ee xukuma Itoobiya ee uuna hogaammiyo Abiy Axmed ee magaaladda Qabridheer,ujeeddad banaanbaxa loo sameynaayo ayaa lagu sheegay ineey tahay Musuqa hareeyey maamulka degmadaas Qbridheer,warkaan ayaa laga soo xigtay maamulka DDS-ta. Waxaa kaloo jira in dad ka kooban culumaa’udiin iyo dad shacab ah ayagana lagu xiray Qoraxeey si looga hor istaago ineey sameeyaan banaanbax.
ISHA WARKA ADDIS STANDARD.