IRAAN IYO MARAYKANKA OO LAGA…
MARKABKA DAGAALKA MARAYKANKA.
(WASHINGTON)-Doomaha dheereeyo ee dalka Iraan ayaa si ku meel gaar ah waxa ey isugu dayeen ineey iska indha tiraan markab dagaal uu leeyahay dalka Maraykanka kaaso maraayey marinka Hormuz,si aanuu u dhicin shil ayaa doonta Iraan leedahay loo shiday ileeys xoog badan si ey u aragto markabka dagaalka ee dalka Maraykanka waxa eyna doonta markabka u soo jirsatay wax ka yar 150-yaardi,arrintaan aya waxa ey dhacday habeenimadii Isniinta,sidaas waxaa sheegay taliska dhexe ee ciidamadda Maraykanka ee ku sugan bariga dhexe ee CENTCOM.
ISHA WARKA AA.