WHO OO KA HADASHAY CUDURKA CAGAARSHAWGA.

(SAWIRKA)-SHEYBAARKA LAGU BAARO CAGAARSHAWGA.

(LONDON)-Hayadda caafimaadka adduunka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano WHO ayaa sheegtay in 90% dadka qaada cudurka Cagaarshawga eysan ogayn xaaladda cudurka ku dhacay nuucyadiisa kala ah(B,C) ayaa sababa cudurada intooda badan ey ka sheegteen dad dhan 1.1-Milyan qofood sannad kasta. Tobankii qofood ee kasta ayaa sagaal ka mid ah qaadaan cudurka Cagaarshawga dadka ku nool adduunka oo dhan mana oga xaaladda cudurka ey qaadeen sidaas waxaa laga soo xigtay masuuliyiin sare,waxaane cudurka Cagaarshawga u geeriyooda sannad walba dad dhan hal milyan oo qofood kuwaaso uu asiibay Fayruska dhaliya cudurka Cagaarshawga kaaso noqday dhibaato caalami ah waxa uuna handadaad ku hayaa caafimaadka dadka.

ISHA/AA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

MIDAW AFRIKA IYO MIDAWGA YURUB MAXAY KA QAADI KARAAN NIGER?

Next
Next

DALKA NIGER OO YEESHAYA MAAMUL CUSUB.