WELLINGTON-NZ: NIN MINDI DAD KU WEERARAY.
BOOLISKA NEW ZEALAND.
(NEWZEALAND)-Weerar loo adeegsaday mindi ayaa waxa uu ka dhacay dalka New Zealand weerarkaan ayaa waxaa ku dhintay afar qofoo,arrinta ka dambayso weerarka aya loo malaynaa ineey tahay arrimo la xiriiro hanti amaba wax la mida booliska ayaana sheegay in weerarka uu dhacay maanta oo khamiis ah. Taliyaha booliska ee degmada Nayla Xasan ayaa sheegtay weerarka ka dhacay Auckland inuu ahaay mid aan qorsheysneyn qofkii gaystayne uu xiran yahay,taliye Nayla ayaa hadalkeed raacisay ineysan jirin tilmaamo muujinaayo in weerarka ahaay mid la xiriiro jinsi nacayb waayo ayey tiri Nayla dhibanayaasha ayaa kala gedisan oo waxaa ka mida rag iyo dumar,dadka uu soo gaaray dhibka waa eey kala gedisan yihiin jinsiyadahooda,waxaane qeyb ka ah dad da’a ah waxa dhibanayasha ah.
ISHA WARKA AP.