MAXKAMADDA SARE EE MARAYKANKA OO..

BASTOOLAD.

(NEW YORK)-Maxkamadda sare ee dalkaasi Maraykanka ayaa hakisay maanta oo khamiis ah sharci eey soo saartay maxkamadda gobolka New york ee dalkaasi Maraykanka sharcigaaso xadidaayey qofka qaadan kara aqoonsiga qofka u ogolaanaayo inuu hub ku dhex qaadan karo meelaha dadku isugu yimaadaan,ayadoo fiirinaayo sharcigii 1913-kii kaaso dhigaayey in dadka ku nool gobolka New york loo ogol yahay ineey qaataan hubka si ugu difaacaan naftooda.

ISHA WARKA AP.

HALKAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

WELLINGTON-NZ: NIN MINDI DAD KU WEERARAY.

Next
Next

DALLAS: TALIYE SHAQO JOOJIN LAGU SAMEEYEY.