DALLAS: TALIYE SHAQO JOOJIN LAGU SAMEEYEY.

DALLAS BOOLISKEDA.

(DALLAS)-Madaxii booliska degmada uu ku yiilay dugsiga Uvalde ayaa lagu sameeyey shaqo joojin shalay oo Arbaca ahayd,waxaane arrintaan shaqa joojinta ah loo sababeeyey eedeyn loo soo jeediyey taliyaha booliska degmada kuna saabsaneed khaladkii uu sameeyey kuna saabsaneed jawaabtii uu ka bixiyey markii uu dhacay weererkii toogashada ahaay ee ka dhacay dugsiga hoose ee ROBB kaaso eey ku dhinteen 19-arday iyo 2-macallim.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

MAXKAMADDA SARE EE MARAYKANKA OO..

Next
Next

FDA-MARAYKANKA OO AMARTAY IN SUUQA….