WEERARKII ALSHABAAB EE ITOOBIYA.
ALSHABAAB.
(SOMALIA)-Kooxda xagjirka ah ee Alshabaab ayaa ku duushay gudaha dalka Itoobiya ayadoo ka gudubtay xuduuda dalka deriska la ah ee Soomaaliya waxa eeyna Alshabaab halkaas ka geysteen weerar aan horay uga dhicin gudaha dalka Itoobiya todobaadyadii la soo dhaafay waxaane taas horay uga digay saraakiil sar sare oo Maraykan ah waxa eeyna sheegeen saraakiishaas in weerarka Alshabaab sii socon doono.Duulaanka lagu soo duulay dhulka Itoobiya ayaa keenay dhimasho fara badan oo soo gaartay ciidamadda Itoobiya ayadoo Itoobiya eey tahay dalka Labaad ee ugu dadka badan Qaaradda afrika. Dalka Itoobiya ayaan arag dagaalo muddo dheer dareemine amni daradda ka jirta Geeska Afrika waane calaamadii ugu dambaysay oo muujinayso in dalka Itoobiya wiiaqantay awoodiisa ciidan ka dib markii gudihiisa eey uga keceen jabhado hubaysan eeyna ugu horeyso TPLF iyo dagaalo kale oo ka dhacay gobalo ka tirsan Dawladda Federaalka Itoobiya.
ISHA WARKA AP.