WEERAR MINDI LOO ADEEGSADAY OO KA DHACAY AMSETERDA.

pijp.jpeg

Sida uu qoray wargayska Netherland Times marqaatiyo arkaayey markii uu dhacaayey dilkii aadka u foosha xumaa ee loo adeegsaday Mindida ee ka dhacay magaaladda Amesterdam ee dalka Holland ayaa sheegay in qofka geestay weerarka habdhaqankiisu ahaay mid kacsan(Disturbed),weerarka ayaa waxaa geestay wiil 29-jir ah welina aan la sheegin magaciisa amaba dhalashadiisa,dadka ku dhaawacmay weerarka mindida loo adeegsaday ayaa dhan shan qofood waxaane ka mida oday 64-jir ah oo reer Amesterdam ah oo isaga dhaawiciisa laga qaaday isla goobta wax ka dheceen,weerarkan ayey boolisku ku sheegeen inuu yahay mid argagixiso welina lama soo saarin warbixin dhammaystiran kuna saabsan dhacdadaan. XIGASHO NL TIMES.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

MEYDKA GANACSADE BASHIIR OO LAGA HELAY KERUGOYA MORGUE.

Next
Next

HOGAAMIYEYAASHA SOOMAALIDA OO WADA HADAL MUHIIM AH KA LEH DOORASHADA.