MEYDKA GANACSADE BASHIIR OO LAGA HELAY KERUGOYA MORGUE.

unnamed.jpeg

Sida uu qoray wargayska The Star ee ka soo baxa dalka Kenya waxaa la helay meydka ganacsade Eng.Bashiir kaasoo la waayey 13/5/21-ka,waxaane horaantii todobaadkan la helay baabburka Eng.bashiir isagoo gubtay waxaane laga helay halka loo yaqaano Kibiku ee Ngong degmad Jiyaado,wararka ayaa sheegaayo in Eng.Bashii markii u ka tegay goob nasasho oo ku taalo Maile 13/5/2021-kii la arkaayey baabuur kale oo isku horgooyey gaarigiisa balse lama shegin nuuca u ahaay baabuurkaas isku hor gudbay.XIGASHO THE STAR.

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

QOYSKA GANACSADE BASHIIR OO ISKA DIIDAY…

Next
Next

WEERAR MINDI LOO ADEEGSADAY OO KA DHACAY AMSETERDA.