WEERAR KA DHACAY JAAMICAD KU TAALO DALKA RUUSHKA.

1000 (3).jpeg

MOSKO(AP):Weerar hubaysan ayaa lagu qaaday Jaamicad ku taalo dalka Ruushka,weerarkaas ayaa waxaa ku naf waayey lix(6)-qofood waxaane ku dhaawacmay sideed iyo labaatan(28)-qofood ka hor inta uusan boolisku dhaawacin qofkii soo qaaday weerarka ka dibne u taaxabin xabsiga.Jaamicadda la weeraray ayaa ah mid ku taalo Perm waxaane dhigto arday lagu qiyaasay laba iyo toban kun(12000)-arday,waqtiga uu dhacayey weerarka ayaa waxaa dhismaha Jaamicadda ku sugnaay seddex kun(3000)-arday,magaaladda Perm ayaa waxa eey degaan u tahay dad tiradooda lagu qiyaasay ineey dhan tahay hal milyan(1,000,000)-qofood,magaaladda Perma ayaa dhacda bariga magaaladda caasimadda ah ee Mosko waxa eeyna u jirtaa magaaladda Mosko masaafo dhan kun iyo boqol kiilomitir(1,100)KM una dhiganta todo boqol mayl(700)-Mile.XIGASHO AP.

HALKAAN KA AKHRISO WARKA OO DHAN.

Previous
Previous

DAACISH-K OO SHEEGATAY WEERARADII KA DHACAY AFGAANISTAAN.

Next
Next

190-MUHAAJIRIIN OO LAGA SOO CELIYEY SAFARKOODA BADDA.