WEERAR DIYARAD LOO ADEEGSADAY OO KA …..
WEERARKII DUGSIYADDA MYNAMAR.
(BANGKOK)-Diyaaradaha qumaatiga u kaca ee dalka Myanmar ayaa weeraray dugsiyo iyo xaafado ku yaalo bartamaha iyo waqooyiga dalka Mynamar,weerarka ayaa waxaa ku geeriyooday 13-qofood eey ku jiraa todobo caruur ah inta kalane eey yihiin dad waa weyn,sidaas waxaa shalay oo Axad ahayd sheegay maamulka dugsiyadda la weeraray iyo hayadaha samafalka kana hawlagala degaankaas.
ISHA WARKA AP.