CIIDAMADDA FARANSIISKA OO LAGU…
CIIDAMADDA FARANSIISKA OO ISAGA BAXAAYO DALKA NIJER.
(DAKAR)-Boqolaal dadka reer Nijer ah ayaa isugu soo baxay jidadka magaaladda caasimadda ah ee Niamy maalintii shalay oo Axad ahayd,banaanbaxayasha ayaa ka soo horjeeday joogitaanka ciidamadda Faransiiska eey joogaan dalka Nijer.Inta uu socday banaanbaxa eey soo diyariyeen ururada Bulshada Rayidka ah ee hoos taga Daladda Dhaqdhaqaaqa M62 waxa eeyna banaanbaxayashu socod ku mareen halka loo yaqaano Touma Square ee Golaha Wadaniga dalka Nijer.
ISHA WARKA AA.