CIIDAMADDA DALKA ERITEREEYA OO BILAABAY…

CIIDAMADDA DALKA ERITEREEYA.

(NAIROBI)-Ciidamadda dalka Eritereeya ee ku sugan xuduuda dalka Itoobiya uu la wadaago dalka Eritereeya ayaa bilaabay dhaqdhaqaaq taasoo u muuqato in Madaxweyne Afwerki doonaayo inuu ciidamadaas u diri doono dalka Itoobiya si eey uga barbar dagaalamaan kuwa Itoobiya oo hadda dagaal adag kula jiro jabhadda Tigray ee TPLF ee ka dagaalanta waqooyiga dalkaasi Itoobiya sida laga soo kala xigtay hayado u dhaqdhaqaaqo xuquuqda iyo dawlado,waxaane jirto in dalalka Ingiriiska iyo Kanada ineey soo saareen baaq eey u jeedinayaan mawaadiniintooda u safraysa dalka Eritereeya ineey muujiyaan taxadar dheeri ah iyo feejignaan.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

WEERAR CIRKA AH OO LAGU DILAY 27- DAGAALYAHAN OO…

Next
Next

WEERAR DIYARAD LOO ADEEGSADAY OO KA …..