WAX KA OGAW MASULIYIINTII GEERIYOOTAY SANNADKAN 2023-KA.

(SAWIRKA)-AUN-XILDHIBAANADA KHADIIJA MAXAMED DIIRIYE.

(MUQDISHO)-Wararka laga helaayo caasimadda dalka Jabuuti ee Jabuuti ayaa sheegaayo in halkaasi ey maanta ku geeriyootay Xildhibaanad Khadiija Maxamed Diiriye isla markaasne ahayd Wasiiradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka DFS,Xildhibaanad Khadiija ayaa maalmihi la soo aad u xanuunsanaysay waxaane ey ka mid ahayd wafdigii uu hogaaminaayey RW-Xamsa Cabdi Barre oo hadda ku sugan dalka Jauuti sii uu uga qeybgalo shurka uu soo qaban qaabiyey Maachadka Heritage waane shir sannadle ah laguna qabto dalka Jabuuti. Hadaba Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da ayaa waxa ey soo bandhigtay magacyada,sawiradda iyo taariikhda ey geeriyoodeen dad magac iyo mansaba ku dhex lahaay shacabka Soomaaliyeed,Akhris wacan.

ISHA/BBC-SOMALI.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

IMF-TA OO DEYN DHAN $100-MILYAN SIISAY SOOMAALIYA.

Next
Next

DEGAMADA CEELDHEER IYO MESEGAWAY OO XOR AH.