WASAARADA ARRIMAHA DIBADDA IYO WAAXDA MAALIYADDA MARAYKANKA OO..

WAAXDA MAALIYADDA MARAYKANKA.

(WASHINGTON)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ka hadlay dagaalka eey dawladiisu la geli doonto kooxda Alshabaab,Madaxweynaha ayaa dagaalka Kooxda waxa uu u kala qaaday seddex qeybood oo kala ah: (1)-Dagaal toos ah oo lala galo Kooxda Alshabaab. (2)-Dagaal dhinaca dhaqaalaha ah oo lala galo Kooxda Alshabaab. (3)-Dagaal dhinaca Fikirka ah oo lala galo Kooxda Alshabaab,dagaalka tooska ah ee lagula jiro kooxda Alshabaab ayaa hadda ka socdo goobo kala duwan oo dalka ah sida Galmudug,Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed Soomaaliya oo hadda dagaalka ku soo biirtay,waxaa isne magaaladda caasimadda Muqdisho si toos ah oo xawli ah uga socdo dagaalka Alshabaab ee dhinaca dhaqaalaha waxaane weli bilaaban dagaalka Kooxda Alshabaab ee dhinaca Fikirka ah taaso Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud sheegay markii uu la hadlaayey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi Marakanka in DFS furi doonto Idaacado iyo Telefishano laga baahi doono Diinta Islaamka ee Saxda ah isla markaasne la soo bandhiga qaabka Kooxda Alshabaab ugu qaraabato Diinta Islaamka.

ISHA WARKA USA.

HALKAAN KA SII AKHRI AYADOO ENGLISH AH.

Previous
Previous

DOORKA RUUSHKA EE AFGEMBIGII BURKINO FASO.

Next
Next

MARAYKANKA OO CUNAQABATAYN SAARAY…