DOORKA RUUSHKA EE AFGEMBIGII BURKINO FASO.
TAAGEERAYAASHA HOGAAMIYAHA AFGEMBIGA BURKIINO FAASO OO GUWAN CALANKA RUUSHKA.
(BURKINO FASO)-Saacado gudahood markii uu dhacay Afgembigii labaad ee dalka Burkino Faso sannadkaan-2022-ka ayaa madax calooshood u shaqystayaasha haraysan ee kooxda Wagner uu qeyb ka noqdeen dadkii iyo kooxihii u soo hambalyey hogaamiyaha Afgembiga Burkino Faaso.Dhambaal la soo dhigay Telegram-ka ayuu Yevgeny Prigozhen ku amaanay ciidamadda mucaaradka ee dalka Burkiino Faaso waxa eey sameeyeen ineey ahayd wax loo baahnaay in la sameeyo lana sameeyey waqtigii loo baahnaay.
ISHA WARKA AP.