MARAYKANKA OO CUNAQABATAYN SAARAY…

WAAXDA MAALIYADDA MARAYKANKA.

(SOMALIA)-Dawladda Federaalka Soomaliyeed ayaa maalmihii la soo dhaafay waxa eey dalka ka waday la dagaalanka kooxda Alshabaab,dagaalka ugu culus ee taabtay kooxda Alshabaab ayaa ah kan dhaqaalaha iyo kan hubka waxa eeyna kooxda ka keentay cabasho iyo handadaad wada socdo eey u gudbisay dadka eey ku tuhmayso ineey fulin doonaan amarada DFS gaar ahaan kooxda ayaa beegsatay ganasatada dalka Soomaaliya eey horay uga qaadi jireen lacagta baada ah oo aan waxba loogu qaban dadkii laga qaaday. Kooxda ayaa dhulka baadiyaha ah waxa eey ka qaadaa wax eey kooxdu ugu yeerto ZAKWAAT taaso laga qaado Miraha ka soo go’o beeraha xilli kasta,Xoolaha nool sannad kasta iyo hantida ma guurtada ah,hadaba dawladda Marykanka ayaa waxa eey soo saartay qoraal eey kaga hadlayso dadka qeybta ka ah halaaga kooxda Alshabaab baday shacabka Soomaaliyeed dadkaaso isugu jiro ganacsato iyo dad kale oo dalaaliin ah.Waaxda Maaliyadda Maraykanka iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka ayaa soo saaray magacyada dadka ka qeyb ah arrimahaas iyo mid walba waxa uu kooxda u qabto.

ISHA WARKA CAASIMADDA ONLINE.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

WASAARADA ARRIMAHA DIBADDA IYO WAAXDA MAALIYADDA MARAYKANKA OO..

Next
Next

QARAX QABSADAY CIIDAMADDA HAWLGALKA QM.