WAR MURTIYEED LAGA SOO SAARAY SHIRKII AMNIGA EE NEW YORK.

(SAWIRKA)-SHIRKII AMNIGA SOOMAALIYA EE NEW YORK.

(NEW YORK)-Wararka laga helaayo magaaladda New York ee dalka Marayakanka ayaa sheegaayo inuu soo dhammaaday shirkii looga hadlaayey arrimaha Amniga dalka Soomaaliya,gabagabadii shirka ayaa waxaa laga soo saaray War Murtiyeed ku saabsan shirkaasi dhacay shalay oo Talaada ahayd(12/12/23)-ka. Shirka uu shir Gudoominaayey MW-Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ka qeybgalay Midawga Afrika,Midawga Yurub,Jaamicadda Carabta iyo 26-dal kana wada tirsan saxibadda caalamiga ah ee kaalmeeyo dalka Soomaaliya,Warmurtiyeedka ayaa lagu amaanay Horumarka ey dagaalka ka sameeyeen Ciidamadda dawaladda Federaalka Soomaaliya ayagoo taageero ka helaayey kuwa Atmis. Si kastaba ha ahaatee shirkii shalay ka dhacay New York ayaa ahaay mid ku soo dhammaaday Guul iyo is afgarad.

ISHA/CAASIMADDA.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

GUDOOMIYE CUSUB OO LOO MAGACABAY AKADEEMIYADDA..

Next
Next

MW-DENI OO MAGACAABAY GUDIGA ANSIXINTA..