WAQTI KORORSIGA MUUSE BIIXI IYO WAXA KA DHALAN KARA.
BIIXI IYO FARMAJO.
(HARGAYSA)-Muuse Biixi waa Madaxweynaha Somaliland ee waqtigaan waxa uuna hadda hortaagan yahay in Somaliland eey ka dhacdo doorasho bisha November-2022-ka,xisbiyadda Mucaaradka ee Somalilanda ayaana wada wado mudaaharaad looga soo horjeedo waqti kororsiga ina Biixi. Hadaba Muuse iyo Farmaajo xagee ayey isga eg yihiin.
ISHA WARKA CAASIMADDA ONLINE.