WAFDI MARAYKANA OO HEER SARA AH OO U…

WADAMADA GACANKA.

(RIYAD)-Wafdi heer sara ah oo ka socdo dalka Maraykanka ayaa u safray dalka Sacuudiga todobaadkan iyagoo wada hadal ku saabsan siyaasada dalka Iraan la yeelan doono madaxda dalalka Gacanka iyo amniga guud ee gobolka bariga dhexe. Waa markii ugu horeysay oo wafdi saraakiil sare oo Maraykan ah u safraan dalka Boqortooyada Sacuudiga tan iyo markii ey qaraxday mushlilada soo saarida shidaalka una dhexeysay maamulka uu hogaamiyo Madaxweyne Biden iyo hogaamiyeyaasha dalalka Khaliijka ee hodanka ku ah shidaalka,waxa uuna Madaxweyne Biden ku dhawaaqay inuu dib u qiimeyn ku samayn doono xiriirka uu Maraykanka la leeyahay dalka Sacuudiga.

ISHA WARKA WAKALAD.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

DIYAARAD RUUSHKU LEYAHAY OO SOO GASHAY…

Next
Next

BAARLAMAANKA ISRAEL OO ANSIXIYEY…