BAARLAMAANKA ISRAEL OO ANSIXIYEY…

FALASTIIN.

(QUDUS)-Tan iyo markii uu xukunka Israel qabtay Binyamin Netenyaho uuna magacaabay xagjirka neceb Islaamka ee Ben Griv waxaa qarxay dagaal toos ah oo u dhexeeyo xoogaga Falastiin iyo ciidamada Israel,si ey ugu meel marto dantiisa Ben Griv ayuu baarlamaanka Israel u gudubsaday hindiso sharciyeed u daneynayo Israeliyiinta la soo dejiyo dhulka reer Falastiin,hadaba baarlamaanka Israel ayaa ansixiyey sharci u sahlaayo xukuumada Israel ineey baabi’iso Dhalashada iyo Degaananshada ey haystaan Falastiniyiinta ku xiran xabsiyada Israel,Falastiiniyiinta u xiran Israel ayaa ku eedeysan ineey yihiin “Argagixiso”,waxaane la mida Falastiiniyiinta kaalmo dhaqaale ka helo Xukuumada Falastiin(PA). Akhrintii ugu dambaysay ee hidisa sharciyeedkaan ahne markii ugu horeysay oo shardi laga dhigo Tarxiilida Falastiiniyiinta degan dhulka ey Israel xooga ku haysato,hindisa sharciyeedkaan ayuu baarlamaanka(Knesset) Israel ku ansixiyey si aqlabiyad leh waxaane taageeray 94-xildhibaan waxaane diiday laba xildhibaan.

ISHA WARKA AJ.

HALKAAN KA SII AKHRI.

Previous
Previous

WAFDI MARAYKANA OO HEER SARA AH OO U…

Next
Next

BAARLAMAANKA OO U FURMI WAAYEY KOORAM...