DIYAARAD RUUSHKU LEYAHAY OO SOO GASHAY…
(WASHINGTON)-Ciidamadda dalalka Maraykanka iyo Kanada ayaa hakiyey diyaaradii labaad ey soo direen ciidamadda dalka Ruushka maalmo gudahood,sidaas waxaa sheegay taliska ciidamadda labada dal ee Maraykanka iyo Kanada. Taliyaha difaaca cirka ee wadamadda Waqooyiga Ameerka(NORAD) ayaa sheegay in diyaarad uu leeyahay dalka Ruushka ey baaqi ku noqotay hawada caalamiga ah markii ey hakinaayeen ciidamadda labada dal Maraykanka iyo Kanada mana eysan u suuragelin diyaaradda Ruushka ineey soo gasho hawada dalalka Maraykanka iyo Kanada.
ISHA WARKA AA.