WAA MAXAY SABABTA WAX KU SAABSAN DAGAAL SOKEEYE UGA QARXAAYO SOOMAALIYA.
“ SOOMAALIYA IYO BEESHA CAALAMKA WAA INEEY KALA DOORTAAN LABA MID: 1-IN DALKU GALO DAGAAL SOKEEYE. (2)- IN FARMAAJO LAGA MASAAFURIYO DALKA SOOMAALIYA” mana jiro xal seddexaad oo u dhexeeyo labdaas,waxaa sidaas ku sheegay maqaal uu ku qoray THE NATIONAL INTEREST qoraaga ka faalooda arrimaha soomaaliya lana yirrahdo Micheal Rubin.
Qoraagan ayaa hadda ka hor waxa uu wax ka qoray xiriirka u dhexeeyo NISA iyo alshabab iyo raadka uu Fahad Yaasiin ku leeyahay siyaasadda soomaaliya,hadase waxa uu si taariikh ah uga sheekaynayaa wixii ka dhacay soomaaliya tan iyo markii xukunka laga tuura kaligii taliyihii Siyaad Barre sannadii 1991-dii,dagaalkii dhexmaray ciidamadii Maraykanka iyo Gen.Caydiid,burcad badeedii ka dilaacday badaha soomaaliya sagashanaadkii. XIGASHO THE NATIONAL INTEREST,