WAA KUWEE MASUULIYIINTA DHULBAHANTE EE DIIDAY…

(SAWRKA)-WASIIRKA WARFAAFFINTA PUNTLAND MAXAMUD CEYDIID DIRIR.

(GARAWE)-Wararka laga helaayo caasimadda dawlad Goboleedka Puntland ee Garawe ayaa sheegaayo in Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda uu hogaamiyo MW-Deni oo ku hadlaayo magaca Beesha Dhulbahante ey ka horyimideen go’aankii shalay ka soo baxay Musharixiinta Mucaaradka ee Puntland. Musharixiinta Mucaaradka ayaa shalay isku raacay in doorashada Madaxtooyada Puntland ku dhacdo Waqtigeedii 8/1/24-ka laguna galo 49-Xildhibaan maadaam SSC-Khatumo ka baxday Puntland. Mucaaradka ayaa kalsoonidii waxa uu kala laabtay Gudiga Xallinta Khilaafaadka iyo Ansixinta Baarlamaanka cusub ee Puntland,go’aankan ayaa waxaa qaadacay Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda MW-Deni kana soo jeedo Beesha Dhulbahante,waa kuwee Masuuliyiintaasi?

ISHA/PP.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

QOYS SURIYAAN AH OO DAHAB KA DHACAY SOOMAALIYA.

Next
Next

NISA OO QABATAY AGAB ALSHABAAB U SOCDAY.