WAA IMISA CIIDAMADA EY TABABARTAY ERITEREYA?

(SAWIRKA)-MADAXWEYNAYAASHA SOOMAALIYA IYO ERITEREEYA.

(ASMARA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md.Xasan Sheekh Maxamuud oo waraysi gaaban siiyey warbaahinta dalka Eritereeya ayaa waxa uu ka hadlay xiriirka labada dal (Soomaaliya iyo Eritereeya) iyo doorka saaxibnimo ee dalka Eritereeya ku leeyahay la dagaalanka kooxda Alshabaab,MW-Xasan ayaa waraysigaas ku sheegay in dalka Eritereeya uu dalka Soomaaliya u soo tababaray ciidamo kala gedisan kuwaaso tiradoodu gaareyso ilaa toban kun oo askeri,waxa eyna ciidamadaasi hadda qeyb ka yihiin dagaalka ka socdo maamuladda G/Mudug iyo H/shabeele oo hadda gabagabada ku dhaw.

ISHA/GOOBJOOGE.

HALKAN KA SI AKHRISO.

Previous
Previous

BURUJEED OO LAGU XASUUQAY ALSHABAAB.

Next
Next

SIDEE XUSUUSTAY QARAXII ZOOBE?