SIDEE AYAA AL-SHABAAB KU SAMEEYSAY LACAG DHAN $441,887.
In kastoo alshabaab eey saaran tahay cunaqabteeyn hadane waxa eey lacag u helaan siyaabo kala duwan,lacagtaas alshabaab ayaa isugu gudbiso jidka bangiyadda ku yaalo soomaaliya,lacagta ugu badan ayaa la sheegay in alshaab ka hesho canshuurta eey ka qaado ganacsatadda maamulka Jubbaland iyo dekadda kismaayo,waxaane la sheegay in lacag dhan $ 5.8 milyan alsahaab ka heleen ganacsiga dekadda Kismaayo kaliyah,warbixintu ma eeysan xusin dakhliga alshabaab ka soo galo goobaha kale eey maamulaan amaba eey ka qaadaan canshuurta qarsoodiga ah sida dekadda Muqdisho,suuqa weyn ee Bakaraha iyo suuq bacaad ee magaaladda Muqdisho. Xigasho Daily Monitor.