Muhaajiriin Meydadkooda laga helay dalka Jabuuti.

AFRIKA.jpg

Hayadda caalamiga ah ee muhaajiriinta kana tirsan qaramadda midoobay ayaa maanta oo khamiis ah kuna beegan 15/10/2020-ka sheegtay in ugu yaraan 10-qofood oo muhaajiriin afrikaan ah meydadkooda laga helay xeebta OBOKH ee dalka Jamhuuroiyadda Jabuuti.

“Ugu yaraan 10-qofood oo muhaajiriin afrikaan ah ayaa ku dhimatay xeebta magaaladda OBOKH ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ka dib markii eey muhaajiriinta afrkaanka ah eey ka soo laabteen dalka Yaman” sidaas waxaa barteeda Twitter-ka maanta ku qortay hayadda muhaajiriinta ee qaramadda midoobay(IOM). XIGAHO XINHUA.NET

RIIX HALKAAN.

Previous
Previous

SIDEE AYAA AL-SHABAAB KU SAMEEYSAY LACAG DHAN $441,887.

Next
Next

WAXYEELAYNTA DUMARKA QAXOOTIGA AFRIKA OO KOR U KACDAY.