USA:NIN U SHARNAAY GUDOOMIYE GOBOL OO…
(WASHINGTON)-Hayadda FBI-da ee dalkaasi Maraykanka ayaa xabsiga u taxaabtay RYAN KELLEY oo u sharaxnaay gudoomiyaha gobolka Michigan,Kelley ayaa ku eedeysan inuu qeyb ka ahaay weerarkii CAPITAL HILL ee Maraykanka lagu qaaday bishii Janaayo lixdeedii-2021-kii. Kelley oo 40-jir ah ayaa laga soo xiray gurigiisa kuna yaalo Allendale ee gobolka Michigan ee dalkaasi Maraykanka. “Ma ahayn asluub xun eedeynta lagala kor dhacay marka laga soo bilaabo 6/1/2021-kii wixii ka dhacay CAPITAL HILL”sidaas waxaa yiri afhayeenka xafiiska xeer ilaaliyaha dalkaasi Maraykanka ee degmada Columbia mar uu wareysi siinaayey warbaahinta CNN-ta.ee dalkasi Maraykanka.
ISHA WARKA ANADOLU.