USA-TALIYE BOOLIS OO DIFAACAY..
BOOLISKA TEXAS.
(USA)-Madaxa booliska dugsiyadda ee gobolka Texas ee dalkaasi Maraykanka(PETE ARREDONDO) ayaa dhaliilay talaabadii la qaaday inteey socotay toogashaddii ugu dhimashada badneed taariikhda kana dhacday fasal gudihiisa,hadalkaan ka soo yeeray madaxa booliska dugsiyadda ee gobolka Texas ayaa ah kii ugu horeeyey ee xaamsadeysan lana baahiyey khamiistii shalay ahayd(9/5/22)-ka taaso isagu isu haysto inuu yahay nimaan ku eedeysneyn xasuuqii ka dhacay dugsiga hoose ee Uvalde laguna gumaaday caruur arday ahayd iyo macalimiintii wax baraysay,mana la soo dhammayn dacwadda arrintaan,waxa uuna taliyaha u maleeyey in qof kale eey koontaroosho jawaabta eey ciidamadu ka bixiyaan weerar loo geysto dad shacab ah.
ISHA AP.