USA-TOOGASHO KA DHACDAY MARYLAND.

BOOLISKA MARYLAND.

(VIRGINIA)-Galbeedka gobolka Virginia ee dalkaasi Maraykanka ayaa nin waxaa lagu soo eedeyey inuu geystay toogasho halis ah taaso dhexmartay seddex qofood oo meel ka wada shaqeynaayey gobolka Maryland ee dalkaasi Maraykanka,toogashada ayaa la soo sheegay ineey ka dhacday goob lagu sameeyo makiinadaha,dadkii soo dhaawacmay ayaa la dhigay isbitaalka ayagoo si adag loo ilaalinaayo maanta oo Jimca ah, laakinse sida eey xukuumadu sheegtay gobolka Marylanda booliskeeda qeybta qaabilsan HIGHWAY-ga(Troopers) ayaa ku dhaawacmay toogashada isaga iyo qofka la tuhmaayo,waane la daaweyey qofkii la tuhmaayey waane uu ka baxay isbitaalka.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

UK-QAALI KA HOR YINIMID…

Next
Next

USA-TALIYE BOOLIS OO DIFAACAY..