UK-QAALI KA HOR YINIMID…

BANAANBAX.

(UK)-Waxaan maalmo ka hor idiin soo gudbinay war ku saabsan heshiis dhexmaray wadamadda Ingiriiska iyo Rwanda heshiiskaas ayaa ku saabsanaay in dadka megengalya doonka ah soona gala dalkaas Ingiriiska la geeyo dalka Rwanda inta eey ka soo dhammaneyso macaamiladooda qaxootinimo waxaane arrinkan si aad ah uga qeyliyey hayadaha xuquuqul insaanka,hadaba maanta oo Jimac ah ayaa qaali Ingiriis ah diiday gorgortanka la xiriiro dadka megengalyo doonka weydiisto dalka Ingiriiska in loo wareejiyo dalkaas Rwanda todobaadka dambe laakinse qaaliga ayaa fursad siiyey muhaajiriinta daqiiqadii ugu dambaysay racfaankooda. Duulimaadka ugu horeeyo ee dadka megengalyo doonka ah looga qaadaayo Ingiriiska ayaa loo qorsheeyey inuu dhaco Talaadada soo socoto kuna beegan(14/6/22)-ka sida eey ku heshiiyeen Ingiriiska iyo Rwanda.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

CRISTIANO RONALDO OO DACWAD….

Next
Next

USA-TOOGASHO KA DHACDAY MARYLAND.