SHAN XUBNOOD OO KA MID NOQON DOONOO.

QARAMADA MIDOOBAY.

(WASHINGTON)-Golaha Qaramada Midoobay ayaa maanta oo khamiis ah waxa eey doorteen shan xubnood oo ka mid noqonaayo golaha amaanka Qaramada Midoobay,shantaan la doortay ayaa waxa eey bedeli doonaan shan xubnood oo hadda ka tirsan golaha amaanka Qaramada midoobay kuwaaso shaqadoodu eey ku eg tahay bisha Diseembar-2022-ka.Shanta xubnood ee la doortay maanta(9/5/22)-ka ayaa kala ah{JAPAN,MOSAMBIQUE,ECUARDOR,MALTA IYO SWITZERLAND} shantaan xubnood ayaa golaha amaanka Qaramada Midoobay ka tirsanaan doon Janaayo-2023-ka ilaa Disembar-2024-ka. 193-da ee uu ka kooban yahay golaha Qaramada Midoobay ayaa doortay shantaan xubnood ee ku soo biiray. Xubnahaan cusub ayaa la shaqeyn doono toban iyo shan xubood oo kale kana tirsan golaha amaanka ee Qaramada Midoobay marka laga bilaabo Janaayo-2023-ka,marka laga reebo shanta dal ee leh awooda VITO-da kalana ah {USA,RUUSHKA,SHIINAHA IYO FARANSIISKA} waxaa jiro shan dal kale oo iyagana ka tirsan golaha Qaramada Midoobay waxa eeyna kala yihiin{INDIA,IRLAND,KENYA,MEXICO IYO NORWAY}.

ISHA WARKA ANADOLU.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

USA:NIN U SHARNAAY GUDOOMIYE GOBOL OO…

Next
Next

MAXKAMADA SARE EE DALKA AUSTRALIA OO…