MAXKAMADA SARE EE DALKA AUSTRALIA OO…

GARYAQAANKA GUUD EE AUSTRALIA MARK DREYFUS.

(CANBERRA-AUSTRALIA)-Maxkamada sare ee dalka Australia ayaa ku heshay golaha wsiiradda ee dalkaas Australia baabi’in sharco darra ah kala noqoshada Jinsiyadda Australia dadka lagu tuhmaayo ineey ka tirsan yihiin dagaalyahanada kooxda Daacish(ISIS),si dhacdadaan horumar looga sameeyo daah ka qaadisteeda,sidee ayey xukuumadu ula macaamileysaa xagjirnimada?. Maxakamada sare ee dalkaas Australia kana kooban todobo garyaqaan ayaa lix ka mida waxa eey u codeeyeen in Delil Alexander dib loogu celiyo dhashadiisa Australia taaso lagala noqday Deli bishii Juulaay ee sannadkii tegay(July/2021)-kii waxaane Delil jinsiyadda Australia loogala noqday amar uu bixiyey wasiirka arrimaha gudaha dalkaas Mr.Karen andrews.

ISHA WARKA AP.

HALKAAN KA SII AKHRISO.

Previous
Previous

SHAN XUBNOOD OO KA MID NOQON DOONOO.

Next
Next

Dr.NASSER DACWADIISII OO DIB U GOCATAY.